Maansada Rag Siyaasi Wada Noqay & Sharaxaadeedii | Abwaan Hadraawi 🤴
HTML-код
- Опубликовано: 12 апр 2025
- ▶ Kala Soco Channelkan, Wareysiyo, Doodo, Documentries. Lectures, Archives, Taariikh, Sugaan, IWM
💚 Muuqaalada Danbe si aanad u Waayin 💛
➡ Subscribe 👆🔔
➡ Like ♥
➡ Share ↗ 👥
➡ Comment ✍
Click the Link below and Subscribe ⬇
/ @ifiyetv
#Hadraawi #Gabay
Runtii waa Maanso; muc, macno iyo miisaan culus leh.
"ALLE ha u naxariisto oo ha u nuur xabaasha; Marxuum/Abwaan, Hadraawi. Aamiin...
Wxn daawaday in badan wn ku cel ceshadaa. Wxy gali laadahay caqligayga sidan uu hal meel iskugu dhamaan aduunkan somalida iyo nolosha dhanba wixii ka qaldanaa.
Aduun caafimaad iyo cimri dherer iyo cibaado suuban ayaan Allah kaaga baryay
Aakhirana jano farduusa
Ana manta ayan isa suaalayaa cajaaibka xikmadaa kasoo unkumaysa abwaankii weynaa ee Hadraawi Raxiimku raxmada iyo raynraynta al firdaws ha ugu raaxeeye. Alla cabqarisanaaya hadalna kiisa runtaa heli ogaaya. Muxuu kolba faylasuuf aduunka soo maroo xaqiiqoyinka waayaha tafsiir kaga bogtay.
Muxuu Hadraawina dhaxal kiisa ugu qaalisan, oo waa dhaxal abwaaneede, u hanbeeyey ummada Soomaaliyeed. Waxa iga yaabisay sida dhakhtar shaybaadhaya bukaankiisa uu Abwaanku u durundurinayo waayaha ay dadkeenu ku suganyihiin.
Waa duco ee alle ha inaga dhigo kuwii ku waantooba waanada Abwaanka. ❤️
Alle ha u naxariisto abwanka from barkhad ibrahim in hargeisa
Alle ha u naxariisto abwaankii weynaa ee FAYLASUUFKA ahaa ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
Aamiin... yaa RABBI Al-Caalamiina - yaa ALLAAH (SwT)
Alle Ha unaxariisto abwaan hadraawi
Alleh u naxariisto dogkana hanuuriyo cadaabad hakayo aamiini aamiin
allah ha caafiyo abwaan hadraawi
AHUN Abwaan M I W Hadraawi
"Nin abwaana baan ahay haddaad; oday i mooddeene,
Abaarii horreetaan dhashiyo; ololki luufluufe,
Intad ila arkaysaan WAXAAN; anigu soo joogay,
Afar inan hal loo soo lisay; ooy in iska reebeene,
Immikana Adhiga kii dhalay ayaan; inan yar deeqayne,
Alaahoobe ama ibtiloobe * * *"
Tiro siman sagaal tuur
Soddon hoo siddeed keen
Waxa hadhay bal suuree!
Ma so baa ma saan baa?
Saddex iyo shan waa kee?
Abwaan Hadraawi AHUN.
Alle ha unaxriisto Aamin
HADRAAWI allah barakeeyo
Allah if iyo aakhiraba haku janeyo
Kaalinta aadanuhu nolosha ku leeyahay oo maanta aqoonsigeedu gabaabsi yahay
Aloow unaxriiso aamiin
Thanks sxb
Mahadsanid
SaaS weeye
OGI OGI SAREEYE HOOSEE AYAA KA DHACDAY
Taariikhdii daraawiishta SAYIDKA ka hor iyo ragii aas aas aasay doowladii. Daawo. ruclips.net/video/BFdFZ0HXZnc/видео.html
OGI OGI DHIDAR ONKOD KICIYEY